Excel Af-Soomaali | Casharka 3aad: Sum Average Min & Max
Layli Skills
0:00 / 0:00
Excel Af-Soomaali | Casharka 3aad: Sum Average Min & Max
775 просмотров · 2 недели назад
Layli Skills
1,99 тыс. подписчиков
775 просмотров · 2 недели назад
📊 Casharkii 3aad | SUM, AVERAGE, MIN & MAX | Excel Af-Soomaali
Ku soo dhawoow Casharkii 3aad ee taxanaha Microsoft Excel Beginner ilaa Advanced ee Layli Skills! 🎓💻
Casharkan waxaan ku baran doonaa 4 ka mid ah functions-ka muhiimka ah ee Excel, kuwaas oo si weyn loogu isticmaalo xisaabinta iyo falanqaynta xogta:
🔹 SUM – Isku darka ama wadarta tirooyinka
🔹 AVERAGE – Xisaabinta celceliska Tirooyinka
🔹 MIN – Helidda qiimaha ugu yar
🔹 MAX – Helidda qiimaha ugu weyn
Waxaan sidoo kale ku baran doonaa sida functions-kan loogu isticmaalo cells iyo ranges, iyadoo la adeegsanayo tusaalooyin fudud oo dhab ah. Excel wuxuu leeyahay functions-kan si loogu fududeeyo xisaabinta xogta.
🎯 Casharkan waxaad ka faa'iidaysan doontaa:
✅ Sida loo isticmaalo SUM
✅ Sida loo xisaabiyo AVERAGE
✅ Sida loo helo MIN iyo MAX
✅ Sida functions loogu isticmaalo Range
✅ Tusaalooyin wax-ku-ool ah oo Excel ah
👍 Haddii casharku ku anfaco, Like saar, Subscribe ku samee Layli Skills, kana qayb qaado faallooyinka.
🔔 Subscribe: Layli Skills
📚 Baro • Ku Dhaqan • Horumar
#Excel #ExcelAfSomali #LayliSkills #MicrosoftExcel #ExcelBeginner #ExcelTutorial #SUM #AVERAGE #MIN #MAX #ExcelSomali
Social links
Facebook: / layli.skill
Youtube: / @layliskills