SHAQAALAA AHAY, ADDOON MA IHI QAYBTA 4AAD DHAM
Kessi2024
0:00 / 0:00
SHAQAALAA AHAY, ADDOON MA IHI QAYBTA 4AAD DHAM
1 825 просмотров · 6 ч назад
Kessi2024
2,58 тыс. подписчиков
1 825 просмотров · 6 ч назад
🎬 *SHAQAALAA AHAY, ADDOON MA IHI | QAYBTA 4AAD | DHAMMAADKA SHEEKADA* 🔥😭
Ugu dambayn waxaa la gaaray dhammaadkii sheekadii xiisaha iyo murugada badnayd ee **SHAQAALAA AHAY, ADDOON MA IHI**.
HODAN waxay soo martay dulmi, eedayn, murugo iyo dhibaatooyin badan. Laakiin maanta runta ayaa soo baxaysa, sirihii qarsoonaana waa la ogaanayaa.
💔 HODAN ma heli doontaa caddaaladdii ay muddada dheer sugaysay?
😱 SHUKRI iyo SAMSAM maxaa ku dambayn doona?
🎬 Ha seegin qaybta 4aad iyo dhammaadka sheekadan oo xambaarsan cashar weyn oo nolosha ku saabsan.
❤️ Haddii aad ka heshay filimkan:
👍 LIKE saar
💬 COMMENT noogu reeb fikirkaaga
🔄 SHARE garee si asxaabtaadu u daawadaan
🔔 SUBSCRIBE saar kanaalka *KESSI2024* si aadan u seegin filimada cusub.
🙏 Aad baad ugu mahadsan tihiin dhammaan daawadayaashii nala socday qaybihii hore ilaa dhammaadka.
🎥 *KESSI2024 — Hoyga Filimada Soomaaliyeed*
#ShaqaalaaAhayAddoonMaIhi #Qaybta4aad #KESSI2024 #SomaliDrama #SomaliFilm #FilimSomali #SomaliMovies #Hodan #SomaliSeries