Перейти к содержимому

Diriyan - Khadijo Qalanjo - Somali Blues Remix

Somali Records

0:00 / 0:00

Diriyan - Khadijo Qalanjo - Somali Blues Remix

12 577 просмотров · 11 мес. назад
Somali Records
8,64 тыс. подписчиков
12 577 просмотров · 11 мес. назад
Blues remix of Diriyan by legendary singer Khadijo Qalanjo. Lyrics: [Chorus] Diryan oo diryan Diryan dooxada ka yeer Diryan oo diririglee Diryan duul maqan uyeer [Verse 1] Durbaan dadku waa madow Durbaan hiddahaaga doon Durbaan dumarkiyo raggaba Durbaan daawaad u tahay Durbaan weligaa ha damin [Chorus] Diryan oo diryan Diryan dooxada ka yeer Diryan oo diririglee Diryan duul maqan uyeer [Verse 2] Durbaan waa doog dhulkii Durbaan webiyaa dur duray Durbaan cirku waa daruur Durbaan waa deeq allee Durbaan weligaa ha damin [Chorus] Diryan oo diryan Diryan dooxada ka yeer Diryan oo diririglee Diryan duul maqan uyeer [Verse 3] Durbaan maalkii dareer Durbaan dhashay duunyadii Durbaan dalag wuu baxaa Durbaan danta noo horseed Durbaan weligaa ha damin [Chorus] Diryan oo diryan Diryan dooxada ka yeer Diryan oo diririglee Diryan duul maqan uyeer