Перейти к содержимому

KAWAANKII JAWAASIINTA | KHIYAANADDII UGU WEYNAYD EE TAARIIKHDA CIA-DA IYO MACALLINKII PUTIN!

Geedi Show

0:00 / 0:00

KAWAANKII JAWAASIINTA | KHIYAANADDII UGU WEYNAYD EE TAARIIKHDA CIA-DA IYO MACALLINKII PUTIN!

8 667 просмотров · 3 месяца назад
Geedi Show
31,4 тыс. подписчиков
8 667 просмотров · 3 месяца назад
Sanadihii ugu adkaa ee Dagaalkii Qaboobaa, Midowgii Soofiyeeti wuxuu la kulmay fadeexaddii ugu weynayd ee sirdoonkiisa. Dmitri Polyakov, oo ahaa jeneraal sare oo KGB iyo GRU ah, isla markaana macallin u ahaa saraakiil badan oo Soofiyeeti ah, ayaa la ogaaday inuu muddo ka badan 20 sano xog qarsoodi ah u gudbinayay Maraykanka. Qisadani waxay daaha ka rogaysaa sida loo qabtay "Jawharaddii Taajka" ee CIA-da, sababta ay u burbureen shabakado badan oo basaasiin Maraykan u shaqaynayay, iyo sida ugu dambayntii loo fashiliyay sirtii ugu khatarta badnayd ee Dagaalkii Qaboobaa. Daawo muuqaalka si aad u ogaato sheekada Dmitri Polyakov, Aldrich Ames, iyo dagaalkii qarsoonaa ee dhex maray sirdoonnada Maraykanka iyo Soofiyeetka. 👍 Like saar 🔔 Subscribe saar 💬 Fikraddaada noogu reeb faallooyinka #DmitriPolyakov #KGB #CIA #AldrichAmes #Sirdoon #Basaasnimo #DagaalkiiQaboobaa #SovietUnion #Ruushka #Maraykanka #Taariikh #QarniJoogTV #XogSir #ColdWar #SomaliHistory