Перейти к содержимому

583 Qof Ayaa Dhintay. Maxaa Sababay Shilkii Labadii Boeing 747?

Diriye Show

0:00 / 0:00

583 Qof Ayaa Dhintay. Maxaa Sababay Shilkii Labadii Boeing 747?

757 просмотров · 6 дней назад
Diriye Show
365 подписчиков
757 просмотров · 6 дней назад
27-kii Maarso 1977, laba Boeing 747 ayaa ku dhacay garoonka Tenerife, waxaana musiibada ku dhintay 583 qof. Maxaa sababay shilkan naxdinta lahaa? Daawo sheekada oo dhamaystiran, laga bilaabo dhacdadii Las Palmas ilaa ilbiriqsiyadii ugu dambeeyey ee musiibada. Ku soo dhawoow Diriye Show! Diriye Show waa channel Af-Soomaali ah oo kuu soo gudbiya sheekooyin dhab ah, dhacdooyin xaqiiqo ah, taariikho yaab leh, dambiyo caan ah, khiyaanooyin, iyo qisoyin aan caadi ahayn oo ka dhacay dunida dacalladeeda. Waxaan diiradda saarnaa True Stories, Real Events, Crime Stories, History, Mystery iyo Documentary — annagoo sheeko kasta u soo bandhigaya qaab xiiso leh, xog ku dhisan, oo fudud in la fahmo. 🎬 Haddii aad jeceshahay sheekooyinka dhabta ah iyo dhacdooyinka kaa yaabinaya, Diriye Show waa meesha aad joogto. 🔔 Subscribe saar channel-ka oo shid notifications-ka si aadan u seegin sheekooyinka cusub. 🌐 Nala Soco Baraha Bulshada 📺 YouTube:    / @diriyeshow   📘 Facebook: https://www.facebook.com/share/1BxcJa... 🎵 TikTok:   / diriye.show   📸 Instagram:   / amen_diria   📩 Nagala Soo Xidhiidh: diriyeshow2025@gmail.com Diriye Show — Sheekooyin Dhab Ah, Xog Iyo Xaqiiqo.