AROOS BAADIYiHii UGU QURUXDA BADNAA AAN ARKO ABiD 😍🇸🇴 | Dhaqanka Soomaalida
CABDIFATAAX BIRRO
0:00 / 0:00
AROOS BAADIYiHii UGU QURUXDA BADNAA AAN ARKO ABiD 😍🇸🇴 | Dhaqanka Soomaalida
1 799 просмотров · 17 ч назад
CABDIFATAAX BIRRO
11,1 тыс. подписчиков
1 799 просмотров · 17 ч назад
Maanta waxaan idinla wadaagayaa aroos Soomaaliyeed oo ka dhacay baadiyaha, halkaas oo aan kusoo arkay quruxda dabiiciga ah, dhaqankeena iyo sida Soomaalidu arooska ugu dabaaldegto deegaanada miyiga. ❤️
Waxaan idinla wadaagayaa muuqaalka aqalka Soomaaliyeed, dadka deegaanka, diyaar-garowga arooska iyo jawiga quruxda badan ee xafladda. Runtii waa muuqaal muujinaya dhaqankeena iyo noloshii Soomaaliyeed ee baadiyaha. 😍
Haddii aad ka heshay muuqaalka LIKE 👍, COMMENT 💬 iyo SUBSCRIBE 🔔 saar channel-ka si aad ula socoto safarrada iyo vlog-yada cusub.
❤️ Mahadsanidiin dhammaantiin!
#AroosSoomaali #SomaliWedding #Somaliland #SomaliVlog #DhaqankaSoomaalida #Baadiye #SomaliCulture #AqalSoomaali