Перейти к содержимому

WAR DEG DEG: Xiisadda Itoobiya & Digniintii Culus Ee Trump!

GLOBAL SOMALI NEWS

0:00 / 0:00

WAR DEG DEG: Xiisadda Itoobiya & Digniintii Culus Ee Trump!

5 415 просмотров · 7 дн. назад
GLOBAL SOMALI NEWS
511 подписчиков
5 415 просмотров · 7 дн. назад
Wararkii ugu dambeeyay iyo falanqayn qoto-dheer oo ku saabsan xaaladda Itoobiya iyo xiisadda Geeska Afrika. Muuqaalkan waxaad kaga bogan doontaa hadalka cusub ee kasoo baxay TPLF, dhaqdhaqaaqyada ciidan ee Abiy Axmed iyo Ereteriya, iyo digniinta culus ee Donald Trump u diray madaxda Addis Ababa iyo Asmara. Maxay ka dhigan tahay loolanka cusub ee ka taagan Geeska Afrika? Daawasho wacan si aad xaqiiqda u ogaato. 🔔 Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe, Like iyo Share dheh si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyay maalin kasta! #Itoobiya #Ethiopia #Eritrea #TPLF #AbiyAhmed #DonaldTrump #GeeskaAfrika #WararkaMaanta #SomaliNews