Перейти к содержимому

Maxkamadda Ciidamada oo Dhageysatay Kiiska Laba Nin oo Lagu Eedeeyay Inay Raashin u Wadeen Daacish

Wariye Abdiwali Cuurshe

0:00 / 0:00

Maxkamadda Ciidamada oo Dhageysatay Kiiska Laba Nin oo Lagu Eedeeyay Inay Raashin u Wadeen Daacish

1 062 просмотра · 1 день назад
Wariye Abdiwali Cuurshe
490 подписчиков
1 062 просмотра · 1 день назад
Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Dhageysatay Kiiska Laba Nin oo Lagu Eedeeyay Inay Raashin u Wadeen Daacish BOOSAASO: Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa u fariisatay dhageysiga garmaqalka kiiska laba nin oo lagu eedeeyay inay raashin u wadeen kooxda Daacish. Labada eedeysane ayaa la sheegay in laamaha amnigu qabteen xilli ay sideen raashin loo waday kooxda Daacish.