ODEY AYAAN DOORTAY!… Laakiin Maxaa Iga Raacay? #higsino
HIGSI NO.1
0:00 / 0:00
ODEY AYAAN DOORTAY!… Laakiin Maxaa Iga Raacay? #higsino
29 650 просмотров · 6 месяцев назад
HIGSI NO.1
319 тыс. подписчиков
29 650 просмотров · 6 месяцев назад
Asc
Qisada maanta waa qiso ku saabsan jacayl, riyo, maseer, iyo rafaad nololeed. Waxaan doortay oday si aan u tago America, laakiin waxa dhacay wax aan filanayn… noloshaydu way iska bedeshay.
Daawo muqaalka 35 daqiiqo ah oo dhan si aad u ogaato:
• Sida riyada America ay u noqotay xabsi iyo maseer
• Sida jacaylkii u noqday rafaad
• Talaabooyinka aan qaaday si aan uga baxo dhibka
Haddii aad la socoto qisaha qurbaha iyo jacaylka dhab ah, ha moogaanin.
💡 Subscribe kanaalka Higsi No.1 si aadan uga seegin qisayaasha kale ee dhabaha ah.