Wuxuu Vienna yimid 11 jir… PODCAST EPISODE 2
Shegow TV
0:00 / 0:00
Wuxuu Vienna yimid 11 jir… PODCAST EPISODE 2
679 просмотров · 6 мес. назад
Shegow TV
969 подписчиков
679 просмотров · 6 мес. назад
Podcast-kan waxaan ku wareysanay KYLIAN ah oo yimid Vienna isagoo 11 jir ah, halkaas oo uu ku soo koray isla markaana uu si iskiis ah (self-taught) ugu bartay xirfadda timo-jare (barber).
Waxaan si qoto dheer uga hadalnay safarkiisa nolosha, sida ay ahayd markii uu iskuulka bilaabay, caqabadihii uu la kulmay, iyo waxa ku dhiirrigeliyay inuu doorto xirfadda timo-jare.
Ugu dambayn, waxaan taabanay su’aal muhiim ah oo ku saabsan mustaqbalkiisa—inuu doonayo inuu guursado Vienna ama uu ku laabto Soomaaliya.
Podcast-kan waa sheeko dhiirrigelin leh oo ka hadlaysa dadaal, aqoonsi, iyo go’aamada nolosha.
🔔 Ha iloobin:
Like 👍 | Comment 💬 | Subscribe 🔔