Muxaadaro Oohin Leh: Xaqiiqada Geerida & Su'aalaha Qabriga | Sh Xuseen Jabuuti
Wacdi Iyo Hikmad
0:00 / 0:00
Muxaadaro Oohin Leh: Xaqiiqada Geerida & Su'aalaha Qabriga | Sh Xuseen Jabuuti
523 просмотра · 11 дн. назад
Wacdi Iyo Hikmad
164 подписчика
523 просмотра · 11 дн. назад
Muxaadaradan muhiimka ah waxa uu Sheekh Xuseen Cali Jabuuti kaga hadlayaa mid ka mid ah marxaladaha ugu cabsida badan ee qof kasta horyaalla: "Cadaabta Qabriga, Qisooyinka Marxaladda Geerida, & U Diyaargarowga Aakhiro."
Qodobbada ugu waaweyn ee muxaadarada lagu falanqeeyay waxaa ka mid ah:
Xaqiiqada dhabta ah ee qabriga (haddii uu yahay beer ka mid ah Jannooyinka ama hog ka mid ah Naarta).
Su'aalaha adag ee Munkar iyo Nakiir iyo sida loogu baahan yahay sugnaanta Alle.
Xusuusta dhimashada ee baabi'isa macaanka iyo dhalanteedka adduunyada.
Cabsida Maalinta Qiyaamaha iyo sidii ay saxaabadii Rasuulka (NNKH) sida Cali binu Abii Dhaalib, Cismaan binu Cafaan, iyo Abuu Dar Al-Qifaari (RC) ugu diyaargaroobi jireen.
Fadlan ha ilaawin inaad muuqaalka sii faafiso (Like, Share, and Subscribe) si aad khayrka iyo ajarada uga qayb qaadato.
#SheekhXuseenCaliJabuuti #MuxaadaroCusub #CadaabtaQabriga #Aakhiro #Geerida #Qiyaamaha #DiintaIslaamka #WacdiIyoWaano #MisbahMedia #SomaliDawah#Daarul khayr#Ogaal Bulsho#Wacdi iyo waano#daarulquran #Daarulcilmi