Перейти к содержимому

“Dagaalkii Axzaab (Ghazwatul Ahzaab)| Dagaalkii Ugu Dhimashada Yaraa ee Islaamka!”taariikh cajiiba..

Caqliga Koraya

0:00 / 0:00

“Dagaalkii Axzaab (Ghazwatul Ahzaab)| Dagaalkii Ugu Dhimashada Yaraa ee Islaamka!”taariikh cajiiba..

339 просмотров · 10 месяцев назад
Caqliga Koraya
14 тыс. подписчиков
339 просмотров · 10 месяцев назад
Darsigan waa mid taabanaya mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Islaamka – Dagaalkii Axzaab (Ghazwatul Ahzaab). Waxaan ka baran doonaa sida Muslimiintu u wajahday cadaawad xoog leh, xeeladdii difaaca ee godka, iyo casharradii qiimaha lahaa ee laga dhaxlay dagaalkan. 💬 Casharkan waxaa lagu soo bandhigayaa si faahfaahsan, si uu kuu xasuusiyo geesinimada, iimaanka, iyo kalsoonida Alle ee ay muujiyeen asxaabtii Rasuulka ﷺ. sh.mustafe aya noga sheekaynaya. 📚 Ku raaxayso dhageysiga, oo ha ilaawin inaad LIKE, SHARE & SUBSCRIBE si aad u hesho casharro kale oo diini ah iyo taariikheed. #DagaalkiAxzaab #GhazwatulAhzaab #TaariikhdaIslaamka #CasharDiiniAh