'Isla hadalku dhamaantiis waali ma aha' | Guudcadde iyo Caafimaadka dhimirka
BBC News Somali
0:00 / 0:00
'Isla hadalku dhamaantiis waali ma aha' | Guudcadde iyo Caafimaadka dhimirka
12 334 просмотра · 1 дн. назад
BBC News Somali
1,01 млн подписчиков
12 334 просмотра · 1 дн. назад
Qofka naftiisa la hadla ma waalan yahay? Maxay ku kala duwan yihiin maskaxda, caqliga iyo dhimirka? Sideese telefoonka iyo baraha bulshadu u saameyn karaan caafimaadkaaga maskaxda?
Qoraaga iyo cilmi-baaraha arrimaha cilmi-nafsiga Cabdicasiis Guudcadde ayaa wadasheekaysi uu la yeeshay Nimcaan ku sharxaya caafimaadka dhimirka, fahamka ay Soomaalidu ka qabto xaaladaha nafsadeed iyo sababta aysan sax u ahayn in xaalad kasta oo dhimirka la xiriirta lagu tilmaamo waali.
Waxay sidoo kale ka wada hadlayaan walbahaarka, diiqadda, isla hadalka qofka, fikradaha taban iyo kuwa togan, iyo sida dareenka iyo hab-fikirku u saameeyaan nolol-maalmeedka.
Qayb kale oo wareysiga ka mid ah, Cabdicasiis wuxuu kaga hadlayaa qabatinka telefoonka iyo internetka, isticmaalka baraha bulshada, dopamine-ka iyo saameynta ay muuqaallada gaagaaban sida TikTok iyo Reels ku yeelan karaan awoodda qofka ee wax-fiirsashada iyo diiradda saaridda.
Wareysi ku saabsan maskaxda, caafimaadka dhimirka iyo caadooyinka casriga ah ee nolosheena.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 / bbcnewssomali
#BBCNewsSomali #MentalHealth #MentalHealthAwareness #SomaliMentalHealth #CaafimaadkaDhimirka #BadqabkaDhimirka #CilmiNafsi #Psychology #PsychologySomali #CabdicasiisGuudcadde #Maskaxda #Walbahaar #Depression #Anxiety #SelfTalk #PhoneAddiction #SocialMediaAddiction #Dopamine #TikTok #Reels #DigitalWellbeing #SomaliPodcast #SomaliInterview #SomaliYouth #BBCNews #Somalia
Cabdicasiis Guudcadde, Abdiaziz Gudcadde, Nimcaan, caafimaadka dhimirka, badqabka dhimirka, cilmi nafsiga Soomaalida, Somali mental health, Somali psychology, mental health Somali, maskaxda iyo caqliga, dhimirka, maan, waali, waalida, walbahaar, walaac, diiqad, buufis, depression Somali, anxiety Somali, stress Somali, qofka isla hadla, naftaada la hadal, self talk, positive self talk, negative self talk, phone addiction, smartphone addiction, qabatinka telefoonka, qabatinka internetka, social media addiction, TikTok addiction, dopamine, dopamine and addiction, reels and attention span, social media mental health, attention span, concentration, digital wellbeing, mental health awareness, Somali podcast, Somali interview, BBC Somali, BBC News Somali, BBC Africa, caafimaadka maskaxda, waraysi Cabdicasiis Guudcadde