Перейти к содержимому

Mustafe kante | Asal quruxdi dumarka | heesta xafsa | official video 2026

Abwaan cismaan suuniye

0:00 / 0:00

Mustafe kante | Asal quruxdi dumarka | heesta xafsa | official video 2026

194 598 просмотров · 6 месяцев назад
Abwaan cismaan suuniye
4,46 тыс. подписчиков
194 598 просмотров · 6 месяцев назад
Erayada: cismaan suuniye Laxanka: shaakir wayrax Music: zanka on the beat Asal quruxdi dumarkiyo gabdhaha uunka lagu beeray Ashaqaarka tii daymo bilan eebe ugu deeqay Asaageed ka mudan waa hafsoo gaari edeb fiican Mana jiro aduunyada haween la ag dhigaa muuqa Waa gob is aroostoo cawada ubaxyo guudkooda Lagu daadshay udug iyo xariir la ashqaraaraayo Abdirahim kundhaantuu hatiyaa aqal galkood gaadhay Alalaasku wuu wada gilgilay gebi aduunkoo dhan koora Abshir dheha ka nabad gala ishiyo nacabka iintiisa Istareexa nolol wada galoo guulle ubad khayrleh Idin siiyay awlaad samaha ku ad adkaan doonta Hafsa iyo abdirahim wadnaha hoy isaga yeela marwo cadarka dheer uduga oo kana udgoon cuudka aqligiyo garaadkiyo xiskana uunka badi dhaanta gaari edeb le sharaftiyo cisiga waarta ku amaanan xafsi waa ayaan badan nin helay uu aflaxayaaye .. geesi aan dhaliil iyo lahayn aadmi wuxu diido una jecel si aaday u tahay ooriduu rabaye xafsa iyo hadii cabdiraxiin loo aqbalay caawa ducadiyo sidii ay usheen badinay aamiinta koora Abshir dheha ka nabad gala ishiyo nacabka iintiisa Is ilaashadoo abid qalbiga aad isugu dhawrta Istareexa nolol wada galoo guulle ubad khayrleh Idin siiyay awlaad samaha ku ad adkaan doonta Hafsa iyo abdirahim wadnaha hoy isaga yeela❤️ Thnks for waching subscribe #ciyaalxamar #duet #funnysongs