🎬 KU BARO AMXAARIGA FILIMADA – PRACTICAL PART 8
Mandad
0:00 / 0:00
🎬 KU BARO AMXAARIGA FILIMADA – PRACTICAL PART 8
297 просмотров · 10 дней назад
Mandad
776 подписчиков
297 просмотров · 10 дней назад
KU BARO AMXAARIGA FILIMADA – PRACTICAL PART 8 | Amharic Conversation for Beginners | MANDAD waxaad ku baranaysaa Af-Amxaariga si Practical ah, adigoo adeegsanaya wada sheekaysi iyo xaalado nolol maalmeed oo u eg kuwa filimada. Casharka waxaad ka baran doontaa: ✅ Erayo iyo weedho muhiim ah ✅ Wadahadalka maalinlaha ah ✅ Sida loo fahmo Af-Amxaariga marka la hadlayo ✅ Naxwaha iyo qaab-dhismeedka weedhaha ✅ Expressions muhiim u ah dadka bilowga ah ✅ Sida erayada loogu isticmaalo xaalad dhab ah 🎯 Ujeeddadu waa: inaad si tartiib ah u barato, u fahanto, una isticmaasho Af-Amxaariga markaad la hadlaysid dadka. 📚 KU BARO AMXAARIGA FILIMADA – PRACTICAL SERIES PART 5 | MANDAD CHANNEL 👉 Subscribe saar MANDAD Channel si aad ula socoto casharrada cusub ee Af-Amxaariga. #Amharic #LearnAmharic #AmharicForBeginners #AfAmxaariga #Mandad #AmharicConversation #PracticalAmharic #BaroAmxaariga #SomaliToAmharic