Перейти к содержимому

5 Common English Mistakes Somali Students Make | English Af Somali

Greenways Academy

0:00 / 0:00

5 Common English Mistakes Somali Students Make | English Af Somali

2 994 просмотра · 1 день назад
Greenways Academy
273 тыс. подписчиков
2 994 просмотра · 1 день назад
Ma sameysaa qaladaad marka aad English ku hadleyso? 🇬🇧 Casharkan waxaan ku barayaa 10 English sentences oo Somali speakers ay si khaldan u isticmaalaan, iyo sida saxda ah ee loo dhaho. Casharka waxaad ku baran doontaa: ✅ I am agree → I agree ✅ He don't like it → He doesn't like it ✅ I didn't went → I didn't go ✅ I am understand → I understand ✅ She have → She has ✅ I have 25 years → I am 25 years old ✅ Turn on the light ✅ Turn off the TV ✅ I am going home iyo qaladaad kale oo muhiim ah. Casharkan wuxuu ku habboon yahay beginners iyo intermediate English learners, gaar ahaan dadka Somali ku hadla ee doonaya inay hagaajiyaan English speaking, grammar, pronunciation iyo everyday English. 📝 Qor comment-ka: Kee ayaad adigu hore u isticmaali jirtay? Subscribe garee Greenways Academy si aad u hesho casharro English ah oo lagu sharaxayo Af-Somali. #EnglishAfSomali #LearnEnglish #EnglishLesson #EnglishAfSomali #LearnEnglish #EnglishForSomalis #SomaliEnglish #EnglishLesson #BaroEnglish #EnglishSpeaking #EnglishGrammar #LearnEnglishSomali #GreenwaysAcademy #EnglishVocabulary #EnglishTips