CABDULLAAHI SULDAAN TIMACADE. GABAY WADANI AH(DHAGAYSO)
XUMAANDIIDTV
0:00 / 0:00
CABDULLAAHI SULDAAN TIMACADE. GABAY WADANI AH(DHAGAYSO)
52 877 просмотров · 6 л. назад
XUMAANDIIDTV
2,75 тыс. подписчиков
52 877 просмотров · 6 л. назад
CABDULLAAHI SULDAAN TIMACADE. GABAY WADANI AH(DHAGAYSO).
History repeats by it self : Waxaad moodaa in gabaygaani ka hadlayo Xaalada ka taagan Soomaliweeyn.
Hadeey maalintii na horkacaan miro ma weeyneene
Manaxaanadii baa arliga meerisna u toline
Marna yaadan dhicin kuwii mala ku soo toosay.
Kuwii muusanaan iyo tolaay nagula meereestay
Nimankii mashaqadeey dhigeen reerba dhan u moosey
Sunteey nagu mudeen wiilashiii leeys marsiin waaayay
Mudaahanada beentaa nimankii nagu maqaar saaray
Mas waabeeyda lama dhunkado iyo miro dhuunkaale
Manfac aal la cunin baa jira oo moowdka kuu sida e
Maraaykan iyo waa kaay baxshaan badaxda Naatooye
Nimankii mabda a reer galbeed nagu madiideeyey
nimankii mugooduba ahaa maalin la casuumo
muraadkoodu ku wuu ahaa moodhadhka iyo daarta
marka aanad hamoon noloshu waa mooyi dabadeede.
madhax male wuxu aadmigu wuxu kugu mitimiyaaye.
macluul waxba kama taraan maal laguu gurayee.
midigtaadu waxay xoogsataa maydha gaajada’e.
marke aanad lahayn looma lulo maanka weligaaye
magaabada hashaadaa ka roon maydhanaan kale e