Barashada luuqada Jarmalka A1|PersonalPronomen| Magac uyaal |Casharka5
Baro Af Jarmalka
0:00 / 0:00
Barashada luuqada Jarmalka A1|PersonalPronomen| Magac uyaal |Casharka5
165 470 просмотров · 7 л. назад
Baro Af Jarmalka
29 тыс. подписчиков
165 470 просмотров · 7 л. назад
Casharka 5 waxaad ku baran doontaa magac uyaal (personalpronomen) ee Nominative ka ee luuqada jarmalka .
Waxaan idiin rajaynayaa inaad wax badan ka fahantaan.
Nasiib wacan.
Wax su'aal ah hadaad qabtid barta comment ga fariin iigu reeb.
Sidoo kale casharo aad jeceshiin inaan idinka caawiyo haday jiraan waad ila wadagi kartaan.