Перейти к содержимому

10 Everyday English Expressions You Should Know | English-Somali | Lesson 86

Macalimad Saciido

0:00 / 0:00

10 Everyday English Expressions You Should Know | English-Somali | Lesson 86

947 просмотров · 4 недели назад
Macalimad Saciido
25,2 тыс. подписчиков
947 просмотров · 4 недели назад
Baro 10 weedhood oo Ingiriisi ah oo maalin kasta la isticmaalo, oo ay la socdaan tarjumaaddooda Af-Soomaaliga, casharkan fudud oo wax-ku-oolka ah. 🇬🇧🇸🇴 Casharka 86-aad, waxaad ku baran doontaa weedho Ingiriisi ah oo faa’iido leh oo aad isticmaali karto marka aad wada sheekeydiga maalin kasta. Casharkan waxaa loogu talagalay dadka ku hadla Af-Soomaaliga ee rabo iney hormariyaan eray-bixintooda Ingiriisiga, xirfaddooda hadalka, iyo kalsoonidooda marka ay ku hadlayaan Ingiriisiga. Waxaad baran doontaa sida loo fahmo loona isticmaalo hadalada Ingiriisiga ee caadiga ah si dabiici ah, iyadoo lagu siinayo sharaxaad Af-Soomaali ah iyo tusaalooyin. 📚 Casharkan waxaad ku baran doontaa: • 10 hada oo Ingiriisi ah oo maalin kasta la isticmaalo • Macnahooda iyo sharaxaaddooda Af-Soomaali • Tusaalooyin wax-ku-ool ah • Sida kalmadahaan loogu isticmaalo wada sheekaysiga maalinlaha ah 🗣️ Ingiriisiga tallaabo tallaabo ula baro Macalimad Saciido. Haddii aad casharkan faa’iido u aragto, like saar, faallo (comments))reeb, subscribe-garee kanaalka, oo la wadaag qof kale oo baranaya Ingiriisiga. ❤️ ##englishsomali #somalienglish #learnsomali #englishlessson #englishExpressions #macalimadSaciido #English-speaking #luuqada #Ingiriisiga #somali