MW Cirro oo Labo Heshiis la Gelidoono UN – Deeqaha WFP iyo UNIDO
SOMALI DIASPORA CHANNEL
0:00 / 0:00
MW Cirro oo Labo Heshiis la Gelidoono UN – Deeqaha WFP iyo UNIDO
1 976 просмотров · 13 часов назад
SOMALI DIASPORA CHANNEL
2,95 тыс. подписчиков
1 976 просмотров · 13 часов назад
Madaxweynaha Somaliland Abdirahman Mohamed Abdullahi (Cirro) ayaa soo gaadhay Washington, D.C., isagoo fulinaya booqashadiisii shaqo ee ugu horreysay ee rasmiga ahayd ee uu ku tago Mareykanka tan iyo markii uu xilka qabtay, wuxuuna hoggaaminayaa wafdi-weyn oo ay ka mid yihiin Frst Lady-ga, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, iyo dhowr ministar oo ka tirsan golaha xukuumadda. Wafdiga ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Caalamiga ah ee Dulles iyadoo ay soo dhoweeyeen xubno ka tirsan jaalliyadda Somaliland iyo taageerayaasha gobolka goosaday.