Перейти к содержимому

🌙🐄 Carafada Kahor Sicirka Xoolaha Oo Qarxay | Wareysi Toos Ah Madama

ZAKI VLOG

0:00 / 0:00

🌙🐄 Carafada Kahor Sicirka Xoolaha Oo Qarxay | Wareysi Toos Ah Madama

2 939 просмотров · 3 месяца назад
ZAKI VLOG
9,11 тыс. подписчиков
2 939 просмотров · 3 месяца назад
Maanta waxaan booqday suuqa xoolaha ugu weyn ee degmada Madama halkaas oo aan kasoo duubay xaaladda suuqa maalmaha Carafo ka hor. Waxaan wareysi la yeeshay odayaasha ganacsatada iyo dhalinyarada suuqleyda kuwaas oo ka hadlay qiimaha cusub ee lagu kala iibsanayo ariga iyo lo’da. 💰🐄 📈 Dadka suuqa jooga waxay sheegeen in qiimaha xoolaha uu aad uga sareeyo sanadihii iyo bilihii hore sababo la xiriira maalmaha Ciidul Adxaa oo soo dhaw. 🎥 Daawo muuqaalka si aad u aragto: ✅ Qiimaha rasmiga ah ee ariga ✅ Qiimaha lo’da maanta ✅ Fikirka ganacsatada ✅ Jawiga mashquulka badan ee suuqa Madama 🙏 Haddii aad jeceshahay muuqaalada noocan ah: 👍 Like saar 💬 Comment reeb 📌 Subscribe ii saar si aad ula socoto muuqaalada cusub #Madama #SuuqaXoolaha #Carafo #CiidulAdxaa #Somalia #Vlog #QiimahaXoolaha #Madama 🐐 #SuuqaXoolaha 🐄 #Carafo 🌙 #CiidulAdxaa 🕌 #Somalia 🇸🇴 #SomaliVlogger 🎥 #Ari 🐐 #Lo 🐄 #Ganacsi 💰 #SicirkaXoolaha 📈 #Eid2026 ✨ #VlogSomali 🎬 #Mogadishu 🌆 #XoolahaSomalia 🐪