Sirta Guusha Beeraha: 1 Block Ilaa 4 Greenhouses! 🚀
Raiis Agro
0:00 / 0:00
Sirta Guusha Beeraha: 1 Block Ilaa 4 Greenhouses! 🚀
1 369 просмотров · 7 ч назад
Raiis Agro
4,33 тыс. подписчиков
1 369 просмотров · 7 ч назад
Muuqaalkan waxaan kugu wadaagayaa safarkii 60-ka cisho ee aan dhul cabbirkiisu yahay 1 Block (100x40) ugu beddelay mashruuc beeraha ah oo casri ah oo ka kooban 4 Greenhouses iyo Beer Furan (Open Field).
Waxaad daawan doontaa bilow ilaa dhammaad sida aan u dhisnay, noocyada khudaarta aan beernay (gaar ahaan qajaarka), dadaalkii la geliyay, iyo natiijada quruxda badan ee aan maanta goosaneyno. Haddii aad xiisaynayso maalgashiga beeraha ama aad doonayso inaad ogaato sida dhul yar looga soo saaro wax-soo-saar weyn, muuqaalkani adiga ayuu kugu socdaa!
🔔 Ha iloobin inaad:
SUBSCRIBE saarto kanaalka si aadan u seegin casharrada iyo horumarka xiga ee beerta.
Riix LIKE haddii aad ka heshay muuqaalkan, waxna ku soo qor COMMENT-ka si aan fikradahaaga u maqlo.
📲 Nala Soo Xiriir / Baraha Bulshada:
WhatsApp / Tel: [0610404137]
TikTok: [Eng Raiis]
Email: [raiisagro@gmail.com]