Bosskeda habeen Walba Wuxuu Isu Bedeli Jiray Doofaar🐷Laakiin Hal Dhunkasho Ayaa Badbaadisay😱
Amu Abdrizak
0:00 / 0:00
Bosskeda habeen Walba Wuxuu Isu Bedeli Jiray Doofaar🐷Laakiin Hal Dhunkasho Ayaa Badbaadisay😱
53 913 просмотров · 2 месяца назад
Amu Abdrizak
6,88 тыс. подписчиков
53 913 просмотров · 2 месяца назад
Gabar shaqaale ah ayaa si lama filaan ah u ogaatay sirta ugu weyn ee boss-keeda 😨 Habeen walba wuxuu isu bedelaa doofaar habaaran 🐷💔
Markii hore way necbeyd boss-keeda qab weyn, laakiin wax walba way is badaleen markii ay ogaatay in hal jacayl dhab ah uu jebin karo habaarka 😭❤️ Inta ay isku dayayaan inay badbaadiyaan noloshiisa, jacayl dhab ah ayaa si tartiib tartiib ah qalbigooda ugu dhex bilowda…
Laakiin dhibaatooyin, maseyr, qalbi jab iyo gabadhii hore ee boss-ka ayaa kala fogeynaya 😢 Ma awoodi doonaan inay ka adkaadaan habaarka kahor dhalashadiisa 27-aad mise wuxuu weligiis ahaan doonaa doofaar? 😱
Daawo recap-kan jaceylka, qosolka iyo murugada isku jira ilaa dhammaadka ❤️🔥
#somaliyoutube #movieexplanation #movierecap #kdrama #storyrecap #recapsomali #filmrecap #filim #kdramarecap #warfilm #Kdrama #MovieRecap #SomaliRecap #Jacayl #KoreanDrama #BossLoveSt