Перейти к содержимому

Dowlad-dhis Podcast – Taxanaha 4-aad: Isbeddelka Cimilada & Saameynta ay ku leedahay Soomaaliya

Heritage Institute for Policy Studies

0:00 / 0:00

Dowlad-dhis Podcast – Taxanaha 4-aad: Isbeddelka Cimilada & Saameynta ay ku leedahay Soomaaliya

3 868 просмотров · 4 мес. назад
Heritage Institute for Policy Studies
27,9 тыс. подписчиков
3 868 просмотров · 4 мес. назад
Xalqadii 5-aad ee Dowlad-dhis Podcast waxey ku saabsan tahay arrimaha isbeddelka cimilada. waxaa marti ku ah labo khabiir oo kala ah Dr. C/laahi khaliif: oo ah Fududeeyaha Axdiga Qaran ee ka hortaga & laqabsiga Isbedelka Cimilada, Waxaa kaloo marti noo ah Libaan Obsiye oo ah Agaasimaha guud ee Sanduuqa maalgalinta Cimilada, Xafiiskaas uu aas-aasay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka. Xalqadaan waxaa lagu iftiimin donaa si cilmi ku dhehaan nuxurka Isbedelka cimilada , Fahamka bulshada Somaaliyeed & noloshii dhaqan- bulsho ee baadiyaha ayadoo la eegayo hababka ula tacaamuli jireen. Waxaa intaaas dheer in diirada lagu saaro Arrimaha Cimilada & qaabka dunida heshiisyo Calaami ugu gaartay kuwaasoo diirada saarayo Arrimaha Isbedelka Cimilada & la qabsigooda. Xalqadaan waxaa daadahinaayo : Dr.C/rashiid Ismaaciil oo ah Agaasime ku Xigeenka Machadka Heritage.