Dr Badal Ahmed Hassan oo ka tirsan jaamacadda Helsinki oo daaqa, deegaanka iwm ka hadlaya
Gaarhaye Tv
0:00 / 0:00
Dr Badal Ahmed Hassan oo ka tirsan jaamacadda Helsinki oo daaqa, deegaanka iwm ka hadlaya
779 просмотров · 7 лет назад
Gaarhaye Tv
3,76 тыс. подписчиков
779 просмотров · 7 лет назад
Dr Baddal Axmed Xasan oo ka socda jaamacadda Helsinki, faculty of Agriculture and Forestry, department of forest sciences kana warbixinaya burburka deegan ee ku socda dhulka daaqsinta ah, korodhka tuulooyinka, colaadaha beelaha, habacsanaanta maamulka deegaanka ee dhanka amniga iyo dhisidda maamullada heer deegaan iyo musuqa awoodda ood mooddo in uusan madaxweynuhu ka war haynin.
Gaarhaye waa gole ay u gudboon yihiin gacalka Soomaaliyeed gees kasta ooy adduunka ka joogaan. dowladda gunno kama qaadanno; gacansaarna lama lihin mucaaradka, cid gooni ahna uma adeegno
Fikirka waa lagu kala geddisnaan karaa laakiin danta guud waa mid.
Gabagabada hadalku goor iyo ayaan waa: sidii Gujis AUN u lahaa aannu kuu garownnee gaarhayoow geyiga ilaali
Waxaan idiin keennaa labeentii soomaalida ha ahaadeen culumo, , dhaqaatiir, aqoonyahannada kale maaddiga, masu'iiliyiinta hay'adaha dowldiga ah iyo kuwaan ahaynba, hal-abuurro iyo hooballo, iyo qeybaha kale ee bulshadu ka kooban tahay. Saan u wadaagnno barnaamijyada gaarsiiya walaalihiinna kale iyo saaxiibbadiin, una sheega inay ku soo xirmaan bogga Gaarhaye si aan danteenna uga hadalnno. Keliya ama like ha saareen ama follow.
Qofkii raba inuu helo ogeysiis sheegaya in Gaarhaye page barnaamij live ah ka socdo mar kastoon hawada soo galnno, fadlan, ninkaxa hoose furta dabadeedna "like" ama "follow" saara si aad u heshaan ogeysiiska mar kastoon hawada soo galnno. Mahadsanidin.
/ gaarhayoowgeyigailaali