Перейти к содержимому

Maxaa lagu doortaa Jaamacadda iyo waxaad baranayso? | Dr. Afyare Cilmi

Abdiwali Khalif

0:00 / 0:00

Maxaa lagu doortaa Jaamacadda iyo waxaad baranayso? | Dr. Afyare Cilmi

22 238 просмотров · 5 лет назад
Abdiwali Khalif
153 тыс. подписчиков
22 238 просмотров · 5 лет назад
Video-gan waa wareysi aan Dr. Afyare Cilmi kala yeeshay; 1. Waxa lagu doorto takhasuska ardayga uu dhiganayo heerka jaamacadda. 2. Waxa ay tahay ardayga inuu ku kala doorto jaamacadaha uu dhiganayo. 3. Culuumta uu dhigo uuna ku takhasusay oo kala ah; 3.1 Cilmiga Maamulka guud (Public Administration). 3.2. Kan Politcal Science (Siyaasadda) oo PhD uu ka diyaariyey. 3.3. International Relations (xiriirka caalamiga) iyo Amniga. si'aad qeytaad rabto u daawado ku dhufo waqtiyadan hoose; 0:00 Takhasus/Major 9:25 Baahida Xirfadaha 12:30 Doraashada Jaamacadda 17:50 Political Science Daawasho wacan.