ITOOBIYA: ISBAHAYSIGA MUCAARADKA & ISTARAATIIJIYADDA CUSUB | FANO:DAGAALLO|JAWAR,DDS &MURANKA MOYALE
Bubal Think Tank
0:00 / 0:00
ITOOBIYA: ISBAHAYSIGA MUCAARADKA & ISTARAATIIJIYADDA CUSUB | FANO:DAGAALLO|JAWAR,DDS &MURANKA MOYALE
7 277 просмотров · Трансляция закончилась 3 ч назад
Bubal Think Tank
6,02 тыс. подписчиков
7 277 просмотров · Трансляция закончилась 3 ч назад
ITOOBIYA: ISBAHAYSIGA MUCAARADKA, DAGAALKA FANO, JAWAR MOHAMMED IYO MURANKA MOYALE!
Barnaamijka maanta ee Bubal Think Tank – Beyond the Headlines waxaan ku falanqaynaynaa xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Itoobiya, isbahaysiyada mucaaradka, dagaallada FANO, iyo xiisadaha ka taagan Gobolka Soomaalida Itoobiya (DDS).
🔴 Isbahaysiga Mucaaradka Itoobiya: Ma soo baxaysaa istaraatiijiyad cusub oo beddeli karta jihada siyaasadda Itoobiya?
🔴 Dagaalka FANO: Sidee ayay dagaallada Amxaaradu u saameynayaan awoodda dowladda federaalka iyo mustaqbalka dalka?
🔴 Jawar Mohammed iyo Soomaalida DDS: Maxaa ka jira doodda ku saabsan matalaadda siyaasadeed, xuquuqda Soomaalida, iyo siyaasadda xukuumadda Abiy Ahmed?
🔴 Moyale iyo Muranka Dhuleed: Maxay yihiin wararka iyo eedeymaha la xiriira la wareegidda dhul, barakaca shacabka, iyo muranka xuduudaha ee u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada?
Su'aasha ugu weyn: Itoobiya ma u socotaa isbeddel siyaasadeed oo cusub, mise dagaallada iyo murannada dhuleed ayaa sii xoogeysanaya?
Nagala soco falanqayn qoto dheer, su'aalo muhiim ah, iyo aragtiyo ku saabsan mustaqbalka Itoobiya iyo Geeska Afrika.
Bubal Think Tank | Beyond the Headlines
#BubalThinkTank #Ethiopia #FANO #JawarMohammed #SomaliRegion #DDS #Moyale #AbiyAhmed #HornOfAfrica