Перейти к содержимому

Ibraahim Caydiid: Ciidanka Somaliland Waxay Ka Gadoodeen Mushahar Iyo Daryeel La’aanta Xukmada Cirro

Blueprint Media - Al Xaqiiqa

0:00 / 0:00

Ibraahim Caydiid: Ciidanka Somaliland Waxay Ka Gadoodeen Mushahar Iyo Daryeel La’aanta Xukmada Cirro

12 549 просмотров · 14 часов назад
Blueprint Media - Al Xaqiiqa
35,8 тыс. подписчиков
12 549 просмотров · 14 часов назад
Yaabka Yaabkis | Blueprint Media Qaybtan cusub ee Yaabka Yaabkis, Ibraahim Caydiid wuxuu si adag u daaha ka qaadayaa gadoodka ka dhex muuqda ciidanka Somaliland, kuwaas oo ka cabanaya mushahar, daryeel, iyo xaalad nololeed oo aan la jaanqaadayn masuuliyadda culus ee ay qaranka u hayaan. Caydiid wuxuu sheegayaa in xukuumadda Madaxweyne Cirro ay ku fashilantay daryeelka ciidanka, taas oo dhalisay caro iyo cabashooyin gudaha ah. Waxa kale oo uu si gaar ah u iftiiminayaa sida Xirsi loogu sheegay inuu dhisay maamul hoos ah ama xukuumad shadow ah oo ka dhex shaqaysa xukuumadda Cirro, taas oo abuurtay jahawareer, loollan awoodeed, iyo su’aalo culus oo ku saabsan cidda dhab ahaantii dalka maamusha. Muuqaalkan waxaad ka daawan doontaa: sababta ciidanka Somaliland uga gadoodeen mushahar iyo daryeel la’aan, sida dayaca ciidanku u dhaawici karo amniga qaranka, fashilka xukuumadda Cirro ee daryeelka askarta, doorka Xirsi ee lagu sheegay xukuumadda hooska ah, iyo waxa arrintani uga dhigan tahay mustaqbalka maamulka Somaliland. Qaybtani waa mid kulul oo taabanaysa ciidanka Somaliland, mushahar la’aan, daryeel la’aan, Xirsi, Cirro, xukuumad hoos ah, amni qaran, iyo fashilka maamulka. Subscribe saar Blueprint Media, Like garee, Faallo ku reeb, oo Share samee si xaqiiqadani u gaadho shacabka Somaliland iyo qurba-joogta dunida. Barnaamijka: Yaabka Yaabkis #Somaliland,#Hargeysa,#CiidankaSomaliland,#AskartaSomaliland,#MushaharLaaan,#DaryeelLaaan,#GadoodCiidan,#Cirro,#MadaxweyneCirro,#XukuumaddaCirro,#Xirsi,#XukuumadHoosAh,#MaamulHoosAh,#Madaxtooyada,#AmniQaran,#DifaacaSomaliland,#FashilkaXukuumadda,#LaXisaabtan,#WarKulul,#XogKulul,#Falanqayn,#IbraahimCaydiid,#YaabkaYaabkis,#BuluubirintMiidiya,#Somaliland,#Hargeysa,#CiidankaSomaliland,#AskartaSomaliland,#CiidankaQaranka,#MushaharLaaan,#MushaharCiidan,#DaryeelLaaan,#DayacaCiidanka,#GadoodCiidan,#CabashoCiidan,#XuquuqdaAskarta,#AmniQaran,#DifaacaSomaliland,#Cirro,#MadaxweyneCirro,#XukuumaddaCirro,#Xirsi,#XirsiCali,#XukuumadHoosAh,#MaamulHoosAh,#LoollanAwood,#WarKulul,#XogKulul,#IbraahimCaydiid,#Somaliland,#CiidankaSomaliland,#AskartaSomaliland,#GadoodCiidan,#MushaharLaaan,#DaryeelLaaan,#Xirsi,#Cirro,#XukuumadHoosAh,#MaamulHoosAh,#FashilkaXukuumadda,#SirBanaankaTimid,#DaahKaRogid,#WarKulul,#XogKulul,#YaabkaYaabkis,#Somaliland,#Hargeysa,#CiidankaSomaliland,#AskartaSomaliland,#MushaharLaaan,#DaryeelLaaan,#GadoodCiidan,#CabashoCiidan,#Cirro,#MadaxweyneCirro,#XukuumaddaCirro,#Xirsi,#XukuumadHoosAh,#MaamulHoosAh,#AmniQaran,#DifaacaSomaliland,#FashilkaXukuumadda,#WarKulul,#XogKulul,#BuluubirintMiidiya,______________________________________________________ Ku Soo Dhawoow Blueprint Media | Blueprint-Somaliland Blueprint Media waa madal warbaahineed oo ka madax-bannaan cid kasta, una taagan run sheegid, wacyigelin, iyo ilaalinta danaha Somaliland. Halkan waxaannu ka soo bandhignaa warar, falanqayn, iyo wareysiyo si toos ah u taabanaya xaaladda dhabta ah ee dalka—iyadoon wax la qarin, waxna la marin habaabin. Maxaad Ka Heli Doontaa Kanaalkan? 🗞️ Warar dhab ah oo Somaliland quseeya 🎙️ Wareysiyo culus & dood aan cidi ka leexan karin 🔍 Run-ka-hadal ku saabsan arrimaha la qariyo 🌍 Aragtida Somaliland ee Geeska Afrika & dunida ⚖️ Difaaca qaranimada, sharciga, iyo karaamada shacabka Hadafkeenna: Inaan noqono codka shacabka Somaliland, kana hadalno waxa jira sida ay yihiin—run cad, hadal furan, iyo masuuliyad leh. Haddii aad raadinayso war aan la miirin, falanqayn waaqici ah, iyo hadal toos ah oo aan la wareegin—kanaalkani adigaa loo sameeyay. 👉 Subscribe, Follow, Share si aad ula socoto xogta saxda ah, uguna noqoto qof xog ogaal ah. 🔗 Nagala Soco Baraha Bulshada: ▶️ YouTube:    / @blueprintsomaliland   📘 Facebook:   / blueprintsomali   🎵 TikTok:   / blueprintsomaliland