Перейти к содержимому

Dhibka Kugu Dhacay Xaggee Ka Yimid? | Dardaaran Aan La Ilaawi Karin | Sh M IDRIS

Codka Diinta

0:00 / 0:00

Dhibka Kugu Dhacay Xaggee Ka Yimid? | Dardaaran Aan La Ilaawi Karin | Sh M IDRIS

50 просмотров · 1 месяц назад
Codka Diinta
10,4 тыс. подписчиков
50 просмотров · 1 месяц назад
🌙 Ku Soo Dhawoow CODKA DIINTA 🤍 Ma doonaysaa muxaadarooyin qalbiga taabanaya, tafsiirka Qur'aanka Kariimka, axaadiista Nabiga ﷺ, iyo dardaaranno Islaami ah oo kor u qaadaya iimaankaaga? CODKA DIINTA waa channel kuu soo gudbiya: ✅ Muxaadarooyin cusub oo Af-Soomaali ah ✅ Tafsiirka Qur'aanka Kariimka ✅ Axaadiis iyo Sunnada Nabiga ﷺ ✅ Waanooyin iyo dardaaranno qalbiga taabanaya ✅ Muxaadarooyin u gaar ah dumarka iyo dhalinyarada ✅ Xusuusin ku saabsan Aakhiro, Towbadkeen, iyo Cibaadada 🎥 Subscribe saar CODKA DIINTA, shidna calaamadda 🔔 si aadan u seegin muxaadaro kasta oo cusub. "Qofkii dadka ku hanuuniya khayr wuxuu helayaa ajarka qofkii ku camal fala." 📢 Fadlan la wadaag ehelkaaga iyo asxaabtaada si khayrku u faafo. CODKA DIINTA – Codka Xaqa, Iftiinka Qalbiga.