Musharaxa kursiga xildhibaanka Deegaanka ijra Adow oo si weyn maanta uga hadlay siyaasadda 2027.
NEP TODAY TV
0:00 / 0:00
Musharaxa kursiga xildhibaanka Deegaanka ijra Adow oo si weyn maanta uga hadlay siyaasadda 2027.
410 просмотров · 4 недели назад
NEP TODAY TV
9,97 тыс. подписчиков
410 просмотров · 4 недели назад
Ijara, Garissa: Musharaxa u taagan kursiga Xildhibaanka Deegaanka Ijara ayaa maanta si weyn uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee deegaanka, isagoo soo bandhigay aragtidiisa ku aaddan hoggaanka iyo horumarka Ijara.