Balwad Ayaa Burburisay Noloshiisa! Xabsi iyo Hoy La'aan, Maantana... | Full Podcast
Somali Bridge - TV
0:00 / 0:00
Balwad Ayaa Burburisay Noloshiisa! Xabsi iyo Hoy La'aan, Maantana... | Full Podcast
10 530 просмотров · 1 дн. назад
Somali Bridge - TV
12,3 тыс. подписчиков
10 530 просмотров · 1 дн. назад
Hussein Ugas wuxuu soo maray balwad, xabsi iyo hoy la'aan. Waa sheeko xanuun badan oo ka warramaysa marxaladihii adkaa ee noloshiisa iyo safar uusan qof walba ka soo gudbi karin.
Sidee ayay wax walba ku dhaceen? Halkee ayuu maanta marayaa? Daawo sheekadiisa oo dhammaystiran.
Subscribe saar Somali Bridge si aad ula socoto barnaamijyadeenna.