Jabkii Ugu Xumaa Tan & Fadeexaddii Watergate | Iscasilaad | Xil-ka-Xayuubin | Trump oo Wajahaya..
MBAMinutes
0:00 / 0:00
Jabkii Ugu Xumaa Tan & Fadeexaddii Watergate | Iscasilaad | Xil-ka-Xayuubin | Trump oo Wajahaya..
800 просмотров · 4 ч назад
MBAMinutes
3,49 тыс. подписчиков
800 просмотров · 4 ч назад
Guuldarradii doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka ayaa dhalisay su'aalo waaweyn oo ku saabsan mustaqbalka maamulka Madaxweyne Donald Trump iyo hoggaanka Xisbiga Jamhuuriga.
Warbixintan waxaan ku falanqeyneynaa is-eedeynta ka dhex aloosan Jamhuuriga, cadaadiska saaran Aqalka Cad, iyo suurtagalnimada in Trump uu isbeddel ku sameeyo saraakiisha ugu sarreysa maamulkiisa, iyadoo madaxii shaqaalaha Aqalka Cad Susie Wiles ay is-casishay, xilkaasna uu la wareegay Stephen Miller. Muxuu noqon doonaa mustaqbalka siyaasadeed ee Xoghayaha Difaaca Pete Hegseth?
Yaa qaadaya mas'uuliyadda guuldarrada doorashada? Xil ka eryid badan oo laga baqayo inuu Trump ku dhaqaaqo. Guuldarradani intee ayay taariikh ahaan le'eg tahay?
#Warar #AqalkaCad #Doorashada2026 #Jamhuuriga #WararkaUSA #SomaliNews #Falanqeyn