Перейти к содержимому

Soddohdeed iyo Gabdhaheeda ayaa Ceebeeyay! Wixii Kadib Dhacay Waa Yaab

Mr Sheekeye

0:00 / 0:00

Soddohdeed iyo Gabdhaheeda ayaa Ceebeeyay! Wixii Kadib Dhacay Waa Yaab

6 703 просмотра · 2 нед. назад
Mr Sheekeye
918 подписчиков
6 703 просмотра · 2 нед. назад
Sheeko Gaaban: Soddohdeed iyo Gabdhaheeda Ayaa Ceebeeyay! Waxa Kadib Dhacay Lama Filaan Tagriid waxay ahayd gabar waxbaratay oo guursatay Yaasir. Markii ay qoyska ninkeeda la nooleyd, waxay la kulantay dhibaatooyin, bahdil iyo cadaadis kaga imaanayay soddohdeed iyo gabdhaha ay dhashay. Laakiin dhacdo ka dhacday xeebta ayaa wax walba beddeshay... Maxay sameeyeen? Yaasir sidee ayuu uga falceliyay? Soddohdeed ma ka qoomamaysay wixii ay samaysay? Maxaase ugu dambayn qoyska oo dhan isku beddelay? Daawo sheekada ilaa dhammaadka si aad u ogaato sida ay wax walba ku dhammaadeen. Haddii aad ka heshay sheekadan: 👍 Like saar 💬 Fikirkaaga Comment-ka ku qor 🔔 Subscribe saar kanaalka Mr Sheekeye si aadan u seegin sheekooyinka cusub. Mahadsanid daawashada ❤️ #SheekoGaaban #MrSheekeye #SheekoSomali #Sheekooyin #qisooyinka