Heestii Onkod (Cover by Sheekoiyoshaah)
Sheekoiyoshaah
0:00 / 0:00
Heestii Onkod (Cover by Sheekoiyoshaah)
3 805 просмотров · 3 дня назад
Sheekoiyoshaah
14,2 тыс. подписчиков
3 805 просмотров · 3 дня назад
🎶 ONKOD – BOQOL | SOMALI CLASSIC COVER 🇸🇴❤️
Heesta Onkod waa mid ka mid ah heesihii Soomaaliyeed ee qadiimiga ahaa ee xambaarsanaa erayo, murti iyo jacayl aan duugoobin. Alle ha u naxariisto Cabdillaahi Boqol. ❤️🇸🇴
Maanta Sheeko iyo Shaah waxay idiin soo celinaysaa heestan classic-ga ah iyadoo loo sameeyay cover cusub, balse la ilaalinayo macaankii iyo dareenkii heestii asalka ahayd.
🎧 Dhageyso, nala wadaag fikirkaaga, hana iloobin LIKE, COMMENT & SUBSCRIBE.
🎵 Heesta: Onkod
🎤 Fanaanka: Boqol
🎧 Cover: Sheeko iyo Shaah
📱 TikTok: @sheekoiyoshaax4
#Onkod #Boqol #SomaliMusic #SomaliClassic #HeesoSomali #SomaliSongs #SheekoIyoShaah #SomaliCover #HeesoHore #SomaliCulture