Перейти к содержимому

Laxanka Ciil -- Qaraami

Cumar Seerbiya

0:00 / 0:00

Laxanka Ciil -- Qaraami

21 764 просмотра · 6 лет назад
Cumar Seerbiya
88,5 тыс. подписчиков
21 764 просмотра · 6 лет назад
inkasta oo aan anigu hubin fannaanadda qaadaysa waxa la iigu sheegay Xaawa Ducaale oo noqotay xaaskii Cumar Dhuulle Cali Laxankan allifay Cabdullaahi Qarshe , waxaana qaaday fannaniin kala duwan oo aynu ka xusi karno Maxamed Axmed Kuluc