WIILKII LAGA SOO SAARE ADUUNKIISA BALSE IMAADAY ADUUN AYKABUUXAAN DAD WADA BAHALO AH OO WADAXAYAWANo
ZAIKO_ANIME
0:00 / 0:00
WIILKII LAGA SOO SAARE ADUUNKIISA BALSE IMAADAY ADUUN AYKABUUXAAN DAD WADA BAHALO AH OO WADAXAYAWANo
13 610 просмотров · 13 дн. назад
ZAIKO_ANIME
2,06 тыс. подписчиков
13 610 просмотров · 13 дн. назад
“Kawaran haddii laguugu yeero adduun kale, laakiin halkii laguu aqbali lahaa geesi, laguugu tuuro meel ay ku nool yihiin jinniyo iyo bahallo halis ah? Wiilkan waxaa loo haystay inuu yahay qof daciif ah oo aan waxba ahayn, balse si lama filaan ah ayuu u helayaa awood aan caadi ahayn. Tani waa qisadeenna maanta…” 🔥Intaas ayey qisadeennu ku egtahay. Waxaan idinka raalli-gelinaynaa inaan muuqaalkan soo ga abinnay, balse haddii Alle idmo, qaybta xigta si ka dhakhso badan ayaan idiinla soo wadaagi doonnaa.
Haddii aad ka heshay qisadan, nagu soo biir oo Subscribe nagu saar, si aadan u seegin qaybta xigta. Sidoo kale muuqaalkan la wadaag asxaabtaada, oo faallada noogu reeb waxa aad ka filayso qaybta dambe.
Mahadsanidiin dhammaantiin, waxaana isku arki doonnaa muuqaalka xiga! ❤️
#somalia #kaiko_anime #somalianime #kaikoanime