Перейти к содержимому

shakhsiyaadkaan Alle SW ayaa iloobi doona qiyaamaha? muxuu Alle u halmaamayaa? muxuu aha dambigooda?

fuad amin daud

0:00 / 0:00

shakhsiyaadkaan Alle SW ayaa iloobi doona qiyaamaha? muxuu Alle u halmaamayaa? muxuu aha dambigooda?

4 011 просмотров · 1 месяц назад
fuad amin daud
222 тыс. подписчиков
4 011 просмотров · 1 месяц назад
FUAD AMIN: Home of islamic studies cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada ______________________________________________________________________________________________________ fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada #plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada booqo channelkeyga labaad: #horusocod_media :    / @amina_routines   __________________________________________________________________________________________ daawo muuqaaladeena kale: playlist:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse cs...   1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii qowmu samuud,...   2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi:    • qisooyinka nabiyada/ qiso cajiib ah oo dha...   3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen:    • 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna ays...   4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman:    • muxuu sheydaanku ku sameeya qofka sooman b...   5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka:    • maxaa dhacaya habeenka ugu horeeya bisha r...   6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin:    • qisooyinka nabiyada/ 4 qofood oo soonkooda...   7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh:    • qisooyinka nabiyada/ masaakiinta ayey sada...   8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi nuux cs ...   10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye:    • qisooyinka nabiyada/ nabi qoomkiisu ay dil...   11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo:    • qisooyinka nabiyada/ 3 nabi oo loo diray h...   12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii mucjisada aha...   13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii xiisaha lahay...   14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii ninkii beeral...   15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii xiisaha lahay...   16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba')    • qisooyinka nabiyada/ qiso yaab leh oo dhax...   17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka:    • qisooyinka nabiyada/ meelihi lugu soo kala...   18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii daaluut iyo j...   19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse iy...   20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi nuux iyo...   21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii saamiriga iyo...   22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse iy...   23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa:    • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse cs...   24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen:    • qisooyinka nabiyada/ wax badan oo aadan ka...   25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam:    • qisooyinka nabiyada/ haaruut iyo maaruut m...   26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC:    • qisooyinka nabiyada/ qaabka uu nabi muxama...   27) qisada ushii nabi muuse CS:    • qisooyinka nabiyada/ mucjisooyinkii rabbaa...   ________________________________________________________________________________________________