Idaacadda Ruushka ee Jinniyada – dhawaaqyo aan la garanayn tan iyo 1982
Yasir Mukhtar
0:00 / 0:00
Idaacadda Ruushka ee Jinniyada – dhawaaqyo aan la garanayn tan iyo 1982
49 793 просмотра · 11 мес. назад
Yasir Mukhtar
579 тыс. подписчиков
49 793 просмотра · 11 мес. назад
Idaacadda Ruushka ee Jinniyada – UVB-76 (The Buzzer)
UVB-76 waa idaacad Ruush ah oo sir ah taasoo laga maqlo mowjadda 4625 kHz tan iyo 1980-meeyadii. Waxaa la maqlaa cod “buzz” joogto ah, kaas oo socdo 24 saacadood maalintii. Mararka qaar, codkaas waxaa lagu beddelaa fariimo cod ah oo Ruushiyan ah — magacyo, tirooyin, iyo erayo aan la fahmi karin.
In kasta oo ujeeddadeedu weli aan la xaqiijin, haddana dadka badankood waxay aaminsan yihiin inay la xiriirto milatariga Ruushka, gaar ahaan nidaamyada isgaarsiinta ama xitaa nidaamka difaaca nukliyeerka ee “Dead Hand.”
UVB-76 ayaa weli shaqeysa maanta, waxaana la arkay in fariimaheeda ay bataan marka xiisadaha siyaasadeed ee caalamka ay kacsan yihiin.
Ma tahay idaacad milatari? mise waa nidaam qarsoon oo nukliyeer? — Sirta UVB-76 oo dhameystiran muuqaalkan kudaawo
______________________________________________
Sahmi dhinaca mugdiga iyo yaabka leh ee dunida adigoo kala soconaya Channelka Yasir Mukhtar, waxan halkan kuugu soo bandhigaya sheekooyin run ah, dambiyo dhab ah, dhacdooyin sir ah, diyaarado la waayey, iyo siraha qarsoon ee adduunka.
Ku biir safarkan xiisaha leh adigoo subscribe saaraya si aad u daawato sheekooyin naxdin leh, Somali true stories, mysteries, iyo xaqiiqooyin yaab leh oo dhab ahaan u dhacay.
Subscribe dheh hadda si aadan u seegin waxyaabaha cusub ee soo socda!
Keywords:
Yasir Mukhtar, sheeko run ah, dhacdooyin dhab ah, siraha dunida, dambi baaris, sheeko diini ah, Somali true stories, sirdoon, dhacdooyin qarsoon, sheekooyin cajiib ah, xaqiiqooyinka adduunka.