Qiso Gabar yar oo Xabsi u gashay Nin ay jecleed oo markii dambana iyada khiyaameeyay!
Xarago
0:00 / 0:00
Qiso Gabar yar oo Xabsi u gashay Nin ay jecleed oo markii dambana iyada khiyaameeyay!
957 просмотров · 2 нед. назад
Xarago
267 подписчиков
957 просмотров · 2 нед. назад
Muuqaalkaan waxaa ku daawaneysaa Qiso layaab leh oo ku dhacday gabar yar oo Ardayad ah kuna nool magaalada Muqdisho. Waxay muujineysaa sida jaceylka la isugu gumeysto, nabsiga, waalidka madaxa adag ee caruurta aan wax ka dhageysan iyo halista ka dhalan karta.
Hadaa tahay wiil, gabar ama waalid muuqaalkaan daawo si uun wuu kuu taaban doonaa.
Subscribe saar Xarago 🔔 oo nagu soo biir!
#Xarago #Vlogs #qiso #dalxiis #Sheekooyin #Madadaalo #SomaliVlogs