Somalia tourist places 😳Fursaha qarsoon ee dalxiiska Soomaaliya
Dirshe Show
0:00 / 0:00
Somalia tourist places 😳Fursaha qarsoon ee dalxiiska Soomaaliya
2 664 просмотра · 7 месяцев назад
Dirshe Show
30 тыс. подписчиков
2 664 просмотра · 7 месяцев назад
Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay soobakashada dalxiiska Soomaaliya oo abuuraya fursado maalgashi oo dahabi ah, maadaama uu yahay suuq dehan oo aan lacag badan la gelin.
Labadii sano ee ugu dambaysay waxaa aad u kordhay dalxiisayaasha ajnabiga ah ee imaanaya Soomaaliya, kuwaas oo ka helay cimilada, cunada iyo taariikhda fog ee Soomaaliya, taas waxaa ka dhalanaya fursado maalgashi oo ah in loo diyaariyo kaabayaashii dalxiiska, si lacag iyo shaqo abuur looga sameeyo.
Ma aha oo kali ah dalxiisayaasha ajnabiga ah, balse bulshada maxaliga ah qudhooda waxa ay waqti iyo lacagba galiyaan damashlaha, taas waa farriin cad oo muujinaysa sida fursadaha dalxiisku u kordhayaan.
English
his program focuses on the revival of tourism in Somalia, which is creating golden investment opportunities, as it is an untapped market that does not require large capital.
Over the past two years, there has been a significant increase in the number of foreign tourists visiting Somalia. They are drawn by the country’s climate, cuisine, and rich historical heritage. This growth has generated investment opportunities, particularly in developing tourism infrastructure, with the potential to generate income and create jobs.
Tourism opportunities are not limited to foreign visitors alone; local communities also invest their time and money in leisure and recreational activities. This is a clear message that tourism opportunities in Somalia are steadily expanding.