Перейти к содержимому

A Setup (My Second Trade) Waa Maxey Sifada Lagu Garto A Setup

Mo'Mentor

0:00 / 0:00

A Setup (My Second Trade) Waa Maxey Sifada Lagu Garto A Setup

2 382 просмотра · 2 месяца назад
Mo'Mentor
1,78 тыс. подписчиков
2 382 просмотра · 2 месяца назад
Ku soo dhawaada muqaalka labaad ee taxanaheena Trading-ka! Muqaalkan waxaan si faahfaahsan ugaga hadley A Setup (My Second Trade) iyo sifooyinka gaarka ah ee lagu garto. Haddii aad tahay qof So dawadey Muuqaalki hore, Waxad ogaan doonta kala duwanaanshiyaha setup-yada sido kale In aad ogaatid waxay fure u tahay inad suuqan si joogtid oo natiijo aad ka keentid Waxa aad ku baran doonto muqaalkan: Waa maxay A Setup dhanka suuqa? Sifooyinka muhiimka ah ee lagu garto A Setup. Sida aad u maamuli karto trade-ka marka aad aragto setup kan oo kale ah. Hubi inaad subscribe-saartey channel-ka, like-na aad saarto muqaalka haddii uu ku caawiyay! Kuso biir Discord Link-geena hoos yaala   / discord