Перейти к содержимому

Ceelashaa Bari (Orginal)

ADDE JAMA

0:00 / 0:00

Ceelashaa Bari (Orginal)

16 085 просмотров · 3 года назад
ADDE JAMA
48,9 тыс. подписчиков
16 085 просмотров · 3 года назад
Lyrics are ⤵ | High-resolution audio 44.1 kHz 320-bit | tagay ceelshaaa bariyoo baryana tagay buuhoodle buuraan ka haybsadoo biyaan dhuray birta caynaboo, berdaha ku wareegay buur dhaaboo ka baaqay banaanadii hawdoo, biimeeyay naftaan bogsiin jirayee, kaan u jiidh go,ayoow waa jacaylkaagee ala janooy aawadaa ma jiifsado ee, baabuur hawd tagayaan halabsadayoo habeenkii daroor usii hoydoo, ka haw idhi hiirtii waabariyoo hadhkii maalinimo haday tahayoo galool hadh dacar leh yar hoos galoo halkaana cabaar ku yara hakadoo, sidii haatufkii waxbay ila hadloo hareertaydaan eegayoo hinqadoo haleeyay hubkaan sitoo idiloo, hayaan hawd tagaya haybsadoo hore usoco bay i yidhaahdeenoo hagaag ii tilmaame hilinkiiyoo, kusoo hirtay hugunkii reeraha oo hoos baan u waraystay hoygoodoo kamaan helin taan u hawlgalaye,, taan u jiidh go,yoow waa jacaylkaagee ala janooy aawadaa ma jiifsadee. (℗) Socdaale Music (©) Copyright Projected By ADDDE JAMA 2021. Any illegal reproduction of this content will result in immediate legal action. ➠Subscribe to see more ♪ ❝𝑅𝒶𝒽 𝐵𝒶𝓁𝒾 𝒦𝓊 𝒥𝒾𝓇𝒶𝒶 𝑀𝒶 𝒪𝑔𝒶 𝐼𝓃𝒶𝓎 𝐵𝒶𝒹𝒾 𝒥𝒾𝓇𝓉𝑜❞ ▷▶ᴘʟᴀʏ ᴍʏ ᴍᴜꜱɪᴄ ᴏɴ⤵ Spotify: https://open.spotify.com/artist/3q0Q9... Apple Music:   / adde-jama   Anghami; https://play.anghami.com/artist/13490696 Lebal: ℗ Socdaale Music, © ADDE JAMA, ▬ Connect With Me ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ Instagram;   / somragedi