Перейти к содержимому

Sida Aad U Maamuli Karto Ficilladaada || Fahamka Naftaada Iyo Dadka Kale

Mubarak Hugur и Hanuun University

0:00 / 0:00

Sida Aad U Maamuli Karto Ficilladaada || Fahamka Naftaada Iyo Dadka Kale

28 863 просмотра · 3 месяца назад
Mubarak Hugur и Hanuun University
28 863 просмотра · 3 месяца назад
Podcast-kan waxa uu si qoto dheer u sharxayaa “Sida Aad U Maamuli Karto Ficilladaada” iyo sida ay u samaysmaan hab-dhaqanka aadanuhu. Waxa aan ku falanqaynaynaa: 1. Sida maskaxdu u hagto ficilladaada 2. Doorka dareenka iyo emotions-ka 3. Sida aad u xakamayn karto naftaada (self-control) 4. Sida caadooyinku u samaysmaan iyo sida loo beddelo Haddii aad rabto inaad fahanto naftaada, aadna u horumariso noloshaada iyo go’aamadaada, podcast-kan waa mid adiga kuu gaar ah. 🎧 Daawo ilaa dhammaadka si aad u hesho faham qoto dheer oo ku saabsan human behavior iyo psychology-ga ficillada aadanaha. #Psychology #HumanBehavior #XakamayntaNafta #PodcastSomali #Horumar #SelfImprovement #SomaliPodcast #Mindset #Discipline #Waxbarasho #Motivation #SomaliContent