Перейти к содержимому

Waa cajiib Maalintii Xigtayna “BOSS” Ayaa Loogu ...😱

Isha Qarsoon

0:00 / 0:00

Waa cajiib Maalintii Xigtayna “BOSS” Ayaa Loogu ...😱

748 просмотров · 2 дня назад
Isha Qarsoon
4,87 тыс. подписчиков
748 просмотров · 2 дня назад
Waxay ahayd gabadh wax walba haysata… laakiin qof ay nolosha la wadaagto ma helin. Maalin maalmaha ka mid ah ayay waddada ku aragtay wiil baabuur dhaqaya. Waxay u malaysay inuu yahay nin sabool ah... Laakiin waxa uu sameeyay kadib ayaa gebi ahaanba beddelay nolosheeda. Waxay go'aansatay inay guursato. Haddaba ninkii ay u malaysay inuu sabool yahay... yaa uu dhab ahaantii ahaa? Daawo sheekada oo dhan ilaa dhammaadka. ❤️ Haddii aad ka heshay sheekadan: 👍 Like saar 💬 Fikirkaaga comment-ka ku qor 🔔 Subscribe saar si aadan u seegin sheekooyinka xiga. #SheekoSomali #Sheekooyin #SomaliStories #Jacayl #BiniAadannimo