Перейти к содержимому

Riwaayadii Gunaanadkii Iyo Gabagabadii UBBO

Dumar bila

0:00 / 0:00

Riwaayadii Gunaanadkii Iyo Gabagabadii UBBO

34 552 просмотра · 13 лет назад
Dumar bila
30,1 тыс. подписчиков
34 552 просмотра · 13 лет назад
1.Gabalkeediibaa dhacay ubadii goosanka ahayde. 2.Geesiyada liyuu booliskaa soo guaanadaye. 3.Godkastooy ku dhuunteen inta loogu galaytuugta. 4.Gacanta waxaa kusoo dhigay liyuugii geesiga ahaaye. 5.Geesiyaal liyuu dhaartaybaa goobay nabadiide. 6.Waxaana haatan lagu guuray horumar gaadhsiin. 7.Dadka gees ka raac nacasnimadu waa garaad xuma. 8.Guushana liyuugaa iska le gooriyo ayaane. 9.Iyagaan ku gamanaa hurdada guule mahadiiye. 10.Waa gaadh haye an seexanoon gabin waligoode. 11.Gute waajibkoodii ubana geed kusoo xidhe e 12.Liyuugaa gargaarayoo shaciga siiya gacan wayne. 13.Geelay noo talaaleen lodiyo gaabanoow adhiyo. 14.Haguulaysto waligii liyuu waan ku gamanaaye"