Перейти к содержимому

uma baahnid kalsooni si aad u hadasho si kalsooni leh. Samee sidaan

Musab Ibrahim

0:00 / 0:00

uma baahnid kalsooni si aad u hadasho si kalsooni leh. Samee sidaan

4 834 просмотра · 5 дней назад
Musab Ibrahim
978 подписчиков
4 834 просмотра · 5 дней назад
HEL GUIDE-KA HADA: https://www.myhibo.com/@coachmusab/of... Haddii aad ka baqdo inaad dadka hortooda ka hadasho, aad ilowdo waxa aad rabtay inaad tiraahdo, ama aad dareento cabsi marka dadka ay ku eegayaan, guide-kan wuxuu kaa caawinayaa inaad fahanto waxa dhab ahaan ku cabsi gelinaya iyo meesha aad ka bilaabi karto. Video-kan waxaad ku baran doontaa Video-kan waxaan kaga hadlayaa sida loo maareeyo cabsida fagaare ka hadalka iyo sida loo dhiso awooddaada hadalka. Waxaad baran doontaa: Ogow waxa dhab ahaan ku cabsi gelinaya Ha sugin confidence — dhis xirfadda Practice-ka si tartiib ah u kordhi Fikradda ugu muhiimsan: Uma baahnid confidence si aad u bilowdo. Waxaad dhistaa xirfadda, confidence-kuna wuxuu ka dhalan karaa practice-ka iyo horumarkaaga. Ku saabsan Coach Musab Waxaan ahay Coach Musab, waxaanan caawiyaa ardayda, professionals-ka iyo dadka doonaya inay noqdaan communicators kalsooni leh iyagoo adeegsanaya systems, practice iyo feedback — ma aha motivation oo keliya. Waxaan aaminsanahay: Nidaamyada ayaa dhisa kalsooni. Public speaking iyo communication ma aha wax qofku ku dhasho oo keliya. Waa xirfado la baran karo, la practice-gareyn karo, lana horumarin karo. Halkan waxaad ka heli doontaa casharro ku saabsan: Public speaking Fear of speaking Communication skills Presentation skills Confidence Practice & feedback Speaking on camera Speech structure Bilow Halkan E-book: Fahan Cabsidaada Fagaare Ka Hadalka oo Maareey Waxaad ku bilaabi kartaa inaad fahanto dhibaatadaada ka hor intaadan isku dayin inaad wax walba hal mar saxdo. GET THE E-BOOK — https://www.myhibo.com/@coachmusab/of...