Перейти к содержимому

Xaafadaha ugu Qashinka badan Adduunka🇪🇬 Egypt - garbage city cairo

Geedi Sahan - Somali Traveler

0:00 / 0:00

Xaafadaha ugu Qashinka badan Adduunka🇪🇬 Egypt - garbage city cairo

164 038 просмотров · 1 год назад
Geedi Sahan - Somali Traveler
469 тыс. подписчиков
164 038 просмотров · 1 год назад
Waxaad ku daawan doontaa muuqaalkan: Waxaan booqday Xaafad loo yaqaano Magaalada Qashinka ee Qaahira, halkaas ay ku nool yihiin in ka badan 100,000 qof oo intooda badan noloshooda ka sameeya ururinta iyo dib-u-warshadaynta qashinka. Waxaan arkay waxyaabo lala yaabo sida doofaarro lagu Xanaaniyo saqafka guryaha, habka shaqada qashinka loo ururiyo, loo kala saaro, loona warshadeeyo. Waa muuqaal kuu muujinaya nolol dhab ah oo dadkaasi maalin kasta ku nool yihiin dhexdeeda – nolol adag, laakiin leh dulqaad iyo halgan.