Перейти к содержимому

DEG-DEG: XOG CIIDAN DFS OO TAGAYA JUBBA DHEXE!JUBBALAND OO XIISAD CULUS GASHAY &KENYA OO TALLAABO...

XOGSUGE NEWS

0:00 / 0:00

DEG-DEG: XOG CIIDAN DFS OO TAGAYA JUBBA DHEXE!JUBBALAND OO XIISAD CULUS GASHAY &KENYA OO TALLAABO...

4 488 просмотров · 11 дней назад
XOGSUGE NEWS
2,07 тыс. подписчиков
4 488 просмотров · 11 дней назад
Xiisadda ka taagan Jubba Dhexe iyo Jubbaland ayaa sii xoogaysanaysa, iyadoo la hadal hayo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo cusub iyo ciidamo DFS ah oo loo dirayo deegaanka. Dhanka kale, tallaabooyinka Kenya ayaa keenaya su’aalo iyo walaac ku saabsan halka ay xaaladdu ku wajahan tahay. Muuqaalkan waxaan ku eegaynaa wararkii ugu dambeeyay, dhaq-dhaqaaqa ciidanka DFS, tallaabada Kenya iyo xaaladda Jubbaland. Subscribe saar, Like & Share si aad ula socoto wararka cusub. #Jubbaland #JubbaDhexe #DFS #Kenya #Somalia #DegDeg #Xiisad