Перейти к содержимому

Oden Iyo Orochi Maxaa Ka Dhaxeeya? | Wano & Poneglyph

𝗞𝗘𝗘𝗡𝗔𝗔𝗥𝗜

0:00 / 0:00

Oden Iyo Orochi Maxaa Ka Dhaxeeya? | Wano & Poneglyph

5 641 просмотр · 3 нед. назад
𝗞𝗘𝗘𝗡𝗔𝗔𝗥𝗜
16,6 тыс. подписчиков
5 641 просмотр · 3 нед. назад
🔥 MUUQAAL: WHITEBEARD IYO OROCHI MAXAA KA DHAXEEYA. Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa qaar ka mid ah siraha ugu waaweyn ee Wano Kuni iyo One Piece. Waxaan sharxayaa Gura Gura no Mi Devil Fruit-ga Whitebeard (Gara cade), iyo awoodda weyn ee midhahan uu siiyay. Waxaan sidoo kale ka hadlayaa Toki Toki no Mi iyo xiriirka uu la leeyahay taariikhda Wano. Waxaan sharxayaa sida Orochi awoodda Wano ula wareegay iyo sida Sukiyaki xilka looga qaaday. Qayb kale waxaan ku faahfaahinayaa Poneglyph-ka, sababta ay muhiimka u yihiin, iyo afarta Road Poneglyph ee muhiimka u ah raadinta Laugh Tale iyo One Piece. Muuqaalkani wuxuu isku xirayaa Gara cade (whitebeard), Orochi, Wano, Devil Fruit-yada iyo Poneglyph-yada si aad si fudud ugu fahanto dhacdooyinkan. 📢 Waxaan ahay KEENAARI, waxaana soo saaraa muuqaallada One Piece ee Af-Soomaaliga ah. 👉 HADDABA KU SOO BIIR KOOMBANKA WHATSAPP: https://chat.whatsapp.com/BluyN0oo91X... Halkan waxaan kaga wada hadalnaa One Piece, taariikhda jilayaasha, dagaallada, siraha iyo dhacdooyinka muhiimka ah. Hashtags: #onepiece #somalionepiece #animesomai #keenaari #Keenaarionepiece #onepieceafsomali TAGS: Whitebeard, Gura Gura no Mi, Orochi, Kurozumi Orochi, Wano Kuni, Wano Arc, Toki Toki no Mi, Kozuki Toki, Sukiyaki, Kozuki Sukiyaki, Poneglyph, Road Poneglyph, 4 Road Poneglyph, One Piece, One Piece Somali, One Piece Af Somali, One Piece Explained somali, Whitebeard One Piece, Orochi Wano, Kaido, Kozuki Clan, Laugh Tale, Gol D Roger, Anime Somali, Keenaari