Перейти к содержимому

TARTANKA COD MACAANIDA EE WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA

WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA

0:00 / 0:00

TARTANKA COD MACAANIDA EE WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA

84 495 просмотров · 6 л. назад
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
279 тыс. подписчиков
84 495 просмотров · 6 л. назад
ARDEYAD DUGSIGA ALBAXREYN | HARGEYSA ... TARTANKA COD MACAANIDA QURAANKA EE DUGSIYADA DALKA ... Tvga Warbaahinta Nolosha Islaamka Isaga Oo Doorkiisa Ugu Muhiim San yahay Soo nooleynta Dacwada Islaamka Waxa uu 21kii bishan Tvgu Uu Bilaabay Barnaamij Lagu Dhiirigelinayo Ardeyda Barata Quraanka Kariimka Si ay Ugu Dadaalaan una Wanaajiyaan Codkooda Marka ay Akhrinayaa Quraanka kariimka Tartanka Oo Lagu Soo Bandhigi Doono Dhamaan Social Media ha Ay Isticmaasho Warbaahinta Nolosha Islaamka Ayaa waxa aanu soo wadney Duubista Ardeydan Utartami Doonta Goobohooda Waxbarasho Mudo Ku dhaw Sanadkaa Gabagabada ah Waxaana Ka qayb galaya Ku dhawaad 50 Madarasadood Iyo Dugsiyo Maadi ah Oo Badankoodu Uu Ku yaalo Magaalada Hargeysa . Sida aanu Usoo Xulnay Maaha Si aanu Anagu Soo Dooraney ee Markis Kastaaba Ardeyda Uu Ku Maamuusey In Uu Xafladooda Ka Akhriyo Quraanka Ayaanu Anagu uTixgaliney Ma Jiro Wax Gudi ah Oo Kala Saareysa Habka Luuqdoodu udhaceyso iyo hadiiba ay Xarakaatka Wax qaldayaan, Sidoo kale Ma jirto wax abaalmarin ah Oo Loogu Talo galay In Lasiiyo Ardeydaas ............. Kaliya Warbaahinta Nolosha Islaamka Ayaaa Isku Cadibtay In Bulshada Ku Dhiirigeliso In Lagu Dadaalo Barashada Quraanka Kariimka Sidoo kalena ay Taariikh Unoqoto Ardeydaas Yar yar Ee Maanta Ku Dadaashey In Ay Bartaan Quraanka Isla Markaana ay Codkooda Ku Dadaaleen In Ay Wanaajiyaan Dhamaaad Abaabulka Barnaamijkan Saxafi Wihiib Saryaan Tel : 252 63 3808049